Qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo Soo Dhoweeyay Sanadka Cusub 2019

0
Tuesday January 01, 2019 - 00:01:11 in Wararka by
  • Visits: 1325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo Soo Dhoweeyay Sanadka Cusub 2019

    Magaalooyinka Hong Kong, Sydney, Auckland iyo weliba caasimada Koofurta Kuuriya Pyongyang ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2019. Kumanaan ruux ayaa isugu soo baxay barxado ku yaal magaalooyin ka mid ah wadamada qaarada Aasiya iyo we

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalooyinka Hong Kong, Sydney, Auckland iyo weliba caasimada Koofurta Kuuriya Pyongyang ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2019. Kumanaan ruux ayaa isugu soo baxay barxado ku yaal magaalooyin ka mid ah wadamada qaarada Aasiya iyo weliba Australia iyadoo hawada sare loo ridey iftiin kala duwan oo indhaha soo jiidanaya. Wadamada caalamka oo saacadaha ku kala gedisan ayaa sanad walba waxaa lagu soo dhoweeyaa damaashaad iyo fantasiyo kala duwan. Soo dhoweynta sanadka cusub 2019

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip