Tartanka Kubadda Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo dib loo dhigay

0
Thursday December 27, 2018 - 20:55:22 in Wararka by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka Kubadda Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo dib loo dhigay

    Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigay Tartanka Tartanka Kubbada Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir. Tartank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigay Tartanka Tartanka Kubbada Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir. Tartanka ayaa qorshuhu ahaa in uu dhaco Bishaan Decemeber,hayeeshee dhowr sababood dartood dib loo dhigay tartanka Kubbada Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir.

Warsaxaafadeed ayaa waxaa lagu soo bandhigay sababaha keenay in dib loo dhigo tartanka.

Hadaba Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasiirka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip