Chelsea oo Wada Hadal La Furtay Xidig Lyon Ka Tirsan

0
Monday December 24, 2018 - 23:25:34 in Wararka by
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea oo Wada Hadal La Furtay Xidig Lyon Ka Tirsan

    Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa la dhibaatooneysa Ciyaartooy yari xilli ciyaareedkaan Bilawga ah. Macalin Sarri waxa uu maamulka Kooxdiisa ka Dalbanayaa in xidigo weerarka iyo daafaca ka ciyaara loo keeno kooxdiisa si ay ugu yaraan koobabka Maxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa la dhibaatooneysa Ciyaartooy yari xilli ciyaareedkaan Bilawga ah. Macalin Sarri waxa uu maamulka Kooxdiisa ka Dalbanayaa in xidigo weerarka iyo daafaca ka ciyaara loo keeno kooxdiisa si ay ugu yaraan koobabka Maxaliga ah ugu guuleestaan.

Sida ay haatan warinayaa wargeesyada ka soo baxa magaalada London Blues ayaa wadad hadalo Rasmi ah la furtay kooxda Lyon Iyadoo kal xaajooneyso qaabki ay ku heli lahaayeen kubad sameeyaha reer France ee Nabil Fekir.

Pen Zahavi oo ah wakiilka Fekir ayaa London soo gaaray si uu dhameeyo saxiixa xidigaan Uu Chelsea ku imaanaayo Janaayo, Zahavi waxa uu saaxiib Dhaw La yahay Milkiilaha kooxda Blues Roman Abramovic.

Fekir ayaa Lyon Ka Caawiyay inay soo tiigsadaan wareega 16-ka, waxaa haatan u sahlanaan Karta Inay si dhaqsa ah uu Chelsea Ugu Biiro Bisha Janaayo.

Xidigaan ayaa iska diiday in uu wax hishiis u kordhiye kooxdiisa waana Sabab Kale uu ugu sii dhawaanaayo ku biiritaanka kooxda Blues.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip