Hazard oo ku guuleystay abaal marin kale oo muhiim ah

0
Sunday December 23, 2018 - 23:58:28 in Wararka by
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hazard oo ku guuleystay abaal marin kale oo muhiim ah

    Ciyaaryahanka kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa ku guuleestay abaal marin Hor leh Waxa uuna Ku Muteestay Bandhigii uu ka sameeyay koobka aduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa ku guuleestay abaal marin Hor leh Waxa uuna Ku Muteestay Bandhigii uu ka sameeyay koobka aduunka.

Eden Hazard ayaa loo doortay shaqsiga ugu wanaagsan dhanka Belgium dhamaan xirfadlayaasha cayaaraha kala duwan cayaaraan (Belgian Sportsman of the Year).

Tani ayaa ka dhigeeysay Eden in uusan Jirin Ciyaariyahan ka Wanaagsan Oo Belgium Ka soo jeeda isagoo Ah Shaqsi ahaan midka Ugu wanaagsan guud ahaan ciyaaraha kala Duban.

Hazard ayaa xulkiisa ku hogaamiyay inay kaalinta 3-aad ka galaan koobka aduunka kasoo ka dhacay Russia sanadkaan dhamaadka ah.

Bandhigiisa kooxda Chelsea waxa uu ahaa mid sareeya tan iyo markii uu soo caga dhigtay kooxdaan waxa uu noqday Hazard Ciyaaryahan sameyn ku dhex leh kubada cagta.

Belgium-ka ayaa ah xulka kaalinta 1-aad kaga jira qiimeynta ugu dambeysay ee FIFA ay soo saartay xulalka iyo kala sareen tooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip