Toos U Daawo Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed

0
Wednesday December 19, 2018 - 20:36:34 in Wararka by
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toos U Daawo Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed

    Waxaa Goordhow Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ilaa 5 Musharax ayaa u taagan u tartamida qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed,kuwaas oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Goordhow Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ilaa 5 Musharax ayaa u taagan u tartamida qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed,kuwaas oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen.

 
Hoos Ka Daawo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip