Shaqsiga iyo xilliga la magacaabi doono tababaraha KMG ah ee Manchester United

0
Tuesday December 18, 2018 - 23:39:20 in Wararka by
  • Visits: 614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqsiga iyo xilliga la magacaabi doono tababaraha KMG ah ee Manchester United

    Sida ay Sky Sports ku warramayso, Michael Carrick ayaa lagu wadaa inuu noqdo tababaraha ku meel gaarka ah ee hooggaamin doono Manchester United inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. Sky Sport ayaa sidoo kale ku warramaysa in Manchester United ay si k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay Sky Sports ku warramayso, Michael Carrick ayaa lagu wadaa inuu noqdo tababaraha ku meel gaarka ah ee hooggaamin doono Manchester United inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. Sky Sport ayaa sidoo kale ku warramaysa in Manchester United ay si ku meel gaar ah u magacaabi doonto macallinkeeda xiga ee ku meel gaarka ah 48-da saac ee soo aaddan.

Carrick iyo Kieran McKenna ayaa tababarka sii maamuli doona, iyagoo sii matali doona booska macallinka, xilli la baadi goobayo macallinka xiga ee Red Devils.

United ayaa ceyrisay Jose Mourinho, iyagoo soo saarray bayaan ka kooban 65 erey oo ay shaqada kaga ceyriyeen Jose.

Waxaa lagu soo warramayaa Zidane inuu yahay shaqsiga ugu cadcad ee noqon kara tababaraha xiga ee Manchester United.

Hase ahaatee, waxaa lagu soo warramayaa in Manchester United ay yeellan doonto macallin ku meel gaar ah, kaasoo inta ka dhiman xilli ciyaareedkan hooggaamin doona.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip