Kulan Tacsi oo Minnesota Ciyaartooydii hore ugu qabteen Marxuum Cabdi Dheere ( VIDEO)

0
Thursday November 15, 2018 - 11:03:56 in Wararka by
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Tacsi oo Minnesota Ciyaartooydii hore ugu qabteen Marxuum Cabdi Dheere ( VIDEO)

    Ciyaartooydii hore ee Soomaaliya ayaa xalay isagu yimi maqaayadda Daalo Magaaladda Minneapolis kulan tacsi & baroordiiq isagu jira geeridii naxdinta laheed ee ku timi Marxuum Macallinkii hore qaranka Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi Dheere) oo shalay la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartooydii hore ee Soomaaliya ayaa xalay isagu yimi maqaayadda Daalo Magaaladda Minneapolis kulan tacsi & baroordiiq isagu jira geeridii naxdinta laheed ee ku timi Marxuum Macallinkii hore qaranka Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi Dheere) oo shalay lagu aasay magaaladda Toronto uu ku geeryooday bishaan 13 keedii.
Waxaa kulanka ka soo qaybgalay ciyaartooy hore iyo macalimiin aaan ka xusi karno Macallin Xuseen Sudaani, macallin Qariidi,Axmed Dahir Axmed, C/qaadir xaaji Daahir (Shiikha),Macallin Idris Sulaymaan,C/risaaq Ugaas, Maxamud Ciise, Gani Xasan, Xaawo Hiiraan, Fartuun Osman,Nimco Kenyaati, Amaan Guleed Cawaale,Fartuun Cismaan ( Ali Dheere),taageerayaal Xubno kale oo ka tirsan Jaaliyadda Minnesota.

 

Hoos ka daawo Maqaalka Tacsida

Siyad Said Salah

siyad@hiiraan

XIGASHOHIIRAN.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip