Sawirro:-Qodobo Ka Soo Baxay Shirka Todobaadlaha Ee Maamulka G/Banaadir

0
Wednesday November 14, 2018 - 22:55:09 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Qodobo Ka Soo Baxay Shirka Todobaadlaha Ee Maamulka G/Banaadir

    Magalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho waxaa Maanta lagu qbatay Shirka Todobaadlaha ee guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkan Banaadir. Shirka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho waxaa Maanta lagu qbatay Shirka Todobaadlaha ee guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkan Banaadir. Shirka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan (Yariisow) ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa inta badan Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay safarkii Djibouti, Is-XilQaan, horumarka Amniga, Nadaafada, deriseynta iyo arrimo kale oo farabadan oo quseeya horumarka Gobolka Banaadir.

Shirka Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa todobaadkiiba mar la qabtaa,waxaana looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga,nadaafada iyo qodobo kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip