Askar Lagu Dilay Magalada Boosaaso

0
Wednesday November 14, 2018 - 22:24:35 in Wararka by
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar Lagu Dilay Magalada Boosaaso

    Magalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Wararka Naga Soo Gaaraya Ayaa Wax Ay Sheegayaan In Askari Ka Tirsan Ciidamada Puntland Saakay Halkaasi Lagu Dilay. Dilka askariga ayaa yimid kadib markii ay wada murmeen askari kale,taas oo keentay in xabad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Wararka Naga Soo Gaaraya Ayaa Wax Ay Sheegayaan In Askari Ka Tirsan Ciidamada Puntland Saakay Halkaasi Lagu Dilay. Dilka askariga ayaa yimid kadib markii ay wada murmeen askari kale,taas oo keentay in xabad uu ku dhufto. Askarigii dilka u geystay askariga kale ayaa goobta ka baxsaday,waxaana goobta tegay oo meydka askariga qaaday Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland.

Sidoo kale xalay fiidkii ayaa askari ka tirsan Ciidamada Puntland waxa uu dilay  2 askari oo kale oo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Xeebaha Puntland ee PMF.

Wararkii u dambeeyay ee saakay naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu ay tahay mid degan,isla markaan saacadaha soo socda ay Saraakiisha Ciidamada puntland ka hadli doonaan dilalka askarta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip