Howlgal isbaaro qaadis ah oo Maanta laga sameyay Shabeelaha Hoose.

0
Tuesday November 13, 2018 - 20:15:07 in Wararka by
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal isbaaro qaadis ah oo Maanta laga sameyay Shabeelaha Hoose.

    Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay howlgalkan ka dhan ah Jidgooyinka ay ka sameeyeen Wadada isku xirta Degmooyinka Afgooye iyo Wanla-weyn ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Ujeedka Howgalka ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay sidii looga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay howlgalkan ka dhan ah Jidgooyinka ay ka sameeyeen Wadada isku xirta Degmooyinka Afgooye iyo Wanla-weyn ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Ujeedka Howgalka ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay sidii looga hortagi lahaa kooxaha inta badan dhaca u geysta dadka shacabka ee ku safra wadada isku xirta Degmooyinka Wanla-weyn iyo Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Dad Goobjoogayaal ah ayaa KNN u Sheegay in dhowr jidgooyooyin ah laga qaaday Wadada u dhexeysa Afgooye iyo Wanla-weyn ee Gobalka Shabeelahaa Hoose.

Wadada Xiriirisa Degmooyinka Afgooye iyo Wanla-weyn ayaa inta badan waxaa lagu dhibaateeyaa shacabka Soomaaliyeed ee ku safra Wadadaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip