Caro ka dhalatay waardiye madaw oo Maraykanka lagu dilay

0
Tuesday November 13, 2018 - 10:14:38 in Wararka by
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caro ka dhalatay waardiye madaw oo Maraykanka lagu dilay

    Waardiye hubaysan oo ilaalinayay baar ku yaalla Chicago ayay booliisku dileen isaga oo qabtay nin hubaysan oo laga shakiyay, sida ay sheegeen saraakiil iyo dad goonbjoogeyaal ah. Markii ay dhawaq rasaas yeertay Axaddii saacadu ahayd 04:00 xiliga d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waardiye hubaysan oo ilaalinayay baar ku yaalla Chicago ayay booliisku dileen isaga oo qabtay nin hubaysan oo laga shakiyay, sida ay sheegeen saraakiil iyo dad goonbjoogeyaal ah. Markii ay dhawaq rasaas yeertay Axaddii saacadu ahayd 04:00 xiliga deegaankaas ayuu Jemel Roberson oo 26 jir ah eryaday ninka weerarka soo qaaday jilbaha ayuuna dhulka ku hayay tan iyo intii ay booliisku ka imaanayeen. Sidaadii ay booliisku u soo gaareen goobtii uu dhibku ka dhacay mid ka mida ah askartii ayaa toogtay Roberson oo madaw ah sidaasna ku dilay. Saaxiibbadii waxay sheegeen in Roberson uu ahaa muusikiiste uuna ku haminayay in uu booliiska ku biiro.


Jemel Roberson
Lahaanshaha sawirka CBS


"Dadkii uu rabay in uu ka mid noqdo ayaa qudha ka jaray," ayuu yiri Patricia Hill oo baadari ka ah kiniisadda Purposed Hill oo Chicago ku taalla oo la hadlay warbaahinta told WGN-TV.

Roberson ayaa muusiga u garaaci jiray kiniisado dhawr ah oo deegaankaas ka dhaw.

Ka gudub Twitter daabacaad W.Q @ViNguyen
 

Evidence technicians with state police taking pictures of shell casings in the parking lot of Manny’s Luxury Lounge in Robbins. @cbschicago

 
See Vi Nguyen's other Tweets
 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip