Dhageyso:-Puntland Oo Eedeyn U Jeedisay Ra'iisul Wasaare Kheyre

0
Monday November 12, 2018 - 20:54:18 in Wararka by
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Puntland Oo Eedeyn U Jeedisay Ra'iisul Wasaare Kheyre

    Kadib shir jaraa'id ee uu Maanta Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ku qabtay Guddoomiyaha Gobolkaas ayaa waxa uu eedeyn ugu jeediyay Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Guddoomiye Cabdisalaan Xassan (Gu&

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib shir jaraa'id ee uu Maanta Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ku qabtay Guddoomiyaha Gobolkaas ayaa waxa uu eedeyn ugu jeediyay Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Guddoomiye Cabdisalaan Xassan (Gu'jir) ayaa arka hore sheegay in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uusan fulin balan qaad u u sameeyay Bahda Ciyaaraha gaar ahaan Garoonka Mire Awaare ee Magalada Garoowe.

 
Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in Siyaasiyiin iyo Xildhibaaano uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u soo diray Gobolka Nugaal,kuwaas oo uu sheegay in ay faragelin ku hayaan arrimaha Maamulka.

Waxa uu sheegay in tallaaba kasta oo la doonayo in Xildhibaanada iyo Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay ka sameeyaan Gobolka Nugaal ay soo maraan Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Guddoomiyaha Gobolka Nugaal.

Audio Player
 
 xigasho:-radio:-dalsan.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip