Al-Shabaab oo Xukun Dil ahaa ku Fuliyay Cabdul-qaadir Doolaal Calay

0
Monday November 12, 2018 - 10:14:33 in Wararka by
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo Xukun Dil ahaa ku Fuliyay Cabdul-qaadir Doolaal Calay

    Maamulka Xarakadda Al-shabaab ee Gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ahaa waxa uu ku fuliyay Nin lagu eedeeyay in uu fara xumeeyay Wiil yar. Cabdul khaaliq xasaney xuseyn ayaa Maxkamadda Shabaab u gudbiyay dacwad ka dhan Cabdul-qaadir Doolaal Calay, ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Xarakadda Al-shabaab ee Gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ahaa waxa uu ku fuliyay Nin lagu eedeeyay in uu fara xumeeyay Wiil yar. Cabdul khaaliq xasaney xuseyn ayaa Maxkamadda Shabaab u gudbiyay dacwad ka dhan Cabdul-qaadir Doolaal Calay, kaasi oo uu sheegay in uu fara Xumeeyay saqiir 6 sano jir ah oo adeerkiisa uu dhalay.
Ninka uu soo dacweystay oo lagu magacaabo Cabdul-qaadir Doolaal Calay ayay maxkamaddu u yeertay kadibna waxaa laga dalbay inuu jawaab ka bixiyo dacwada iyo eedda loosoo jeediyay.

Sida uu qaadigu sheegay, Cabdulqaadir ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay eedda loo soo jeediyay oo falka liwaadka ah. Intaasi kadib maxkamadda ayaa hor dhigtay su’aal ah inuu fayow yahay, qaan gaar yahay iyo inuu og yahay xaaraannimada falka uu ku dhaqaaqay.

Fagaaraha uu xukunka dilka ahaa ka dhacay waxaa ku sugnaa boqolaal Shacab ah, oo ka kala yimid xaafadaha degmadda Jalaqsi ee Gobolka hiiraan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip