Sawirro:-Banaanbax Looga Soo Horjeedo Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Dhacay Gobolka Gedo

0
Sunday November 11, 2018 - 19:48:38 in Wararka by
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Banaanbax Looga Soo Horjeedo Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Dhacay Gobolka Gedo

    Shacabka ku nool Xarunta Gobolka Gedo ee degmada Garabahaarey ayaa Maanta waxa ay dhigeen banaanbax ay uga soo horjeedaan madaxweynaha Jubbaland iyo Maamulkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka ku nool Xarunta Gobolka Gedo ee degmada Garabahaarey ayaa Maanta waxa ay dhigeen banaanbax ay uga soo horjeedaan madaxweynaha Jubbaland iyo Maamulkiisa.

Banaanbaxyaaasha oo isugu soo baxay wadooyinka Waaweyn ee degmada ayaa watay Sawirrada Madaxweynaha Jubbaland iyo ku xigeenkiisa 1aad Maxamuud Sayid Aadan.


Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay Eryayo ka dhan ah Maaamulka Jubbaland,sida Axmed Madoobe dooni meyno iyo Erayo kale.

Maamulka gobolka Gedo ee Jubbaland weli kama hadlin banaanbaxa looga soo horjeedo Maamulka Jubbaland ee Maanta ka dhacay degmada Garbahaareey,waxaana horay banaanbaxyadaan oo kale uga dhaceen degmooyin ka tirsan Gobolkaasi Gedo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip