Dhageyso:-Xildhibaan Warsame Joodax"Duqa Muqdisho Yuusan Ku Mashquulin Siyaasad Ee Amniga Caasimadda…

0
Sunday November 11, 2018 - 19:17:54 in Wararka by
  • Visits: 376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Xildhibaan Warsame Joodax"Duqa Muqdisho Yuusan Ku Mashquulin Siyaasad Ee Amniga Caasimadda…

    Xilhibaan Warsame Maxamed Xasan(Joodax) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka marna xil ka soo qabtay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa eedeyn u jeediyay Maamulka Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilhibaan Warsame Maxamed Xasan(Joodax) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka marna xil ka soo qabtay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa eedeyn u jeediyay Maamulka Gobolka Banaadir.

Warsame Joodax ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Shaqooyinkii loo xilsaaray uusan qaban,isla markaana taasi ay dhalilsay amnidarrada ka jirta Magalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir laga doonayo in uu ka Shaqeeyo sidii uu isugu xiri lahaa Laamaha kala duwan ee amniga,sida Booliska iyo Nabadsugida.


Hadalka Xildhibaan Warsame Joodax ayaa ku soo aadaya xilli maalin ka hor weerar ismiidaamin ku bilaawday lagu qaaday Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho weerarkaas oo dhaliyay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah."Hadii sida ay tahay uu u Shaqeyn lahaa Maamulka Gobolka Banaadir,waxaan oo dhan naguma dhaceyn,balse waxaan rabnaa in aan maalin walba tacsi ku jirin Duqa Muqdishana uusan ku jeesan howlo Siyaasadeed balse uu ka Shaqeeyo horumarinta amniga ayuu yiri Xildhibaan Warsame Joodax.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Warsame Joodax.

Audio Player
xigasho:-radiodalsan.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip