Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi

0
Sunday November 11, 2018 - 18:49:57 in Wararka by
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi

    Musharaxiinta la baxay isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed Saoomaaliya ayaa xalay waxa ay kulmayo la qaateyn sii hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi C/qaadir Shariif Sh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharaxiinta la baxay isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed Saoomaaliya ayaa xalay waxa ay kulmayo la qaateyn sii hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi C/qaadir Shariif Sheekunaa Maye.

Musharaxiinta isbedel doonka ah waa musharixiinta aysan kamid ahayn shakhsiyaadka loo xaglinayo in ay taageereyso dowladda Soomaaliya waxaana kulanka looga wada hadlay sida ugu haboon ay doorashada u dhaceyso.

Waxa kale oo ay isla soo qaadeen inta uu kulankooda socday oo ay si gaar ah isaga xog wareysteen sida ay lagamamaarmaan u tahay in isbedel uu ku dhaco maamulka Koonfur Galbeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip