Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow oo dhagax dhigey Iskuul iyo Hospitaal laga hirgalinayo Deegaanka Ceelhuur ee Duuleedka Muqdisho

0
Saturday November 10, 2018 - 18:30:41 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow oo dhagax dhigey Iskuul iyo Hospitaal laga hirgalinayo Deegaanka Ceelhuur ee Duuleedka Muqdisho

    Deegaanka Ceelhuur ee duuleedka Magaalada Muqdisho oo ay ku nool yahiin in ka badan 3-kun oo qoys ayaan lahayn xarumo caafimaad iyo kuwa waxbarasho. Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibraahim oo todobaadkii hore booqasho ku tagay deegaanka Ceelhuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaanka Ceelhuur ee duuleedka Magaalada Muqdisho oo ay ku nool yahiin in ka badan 3-kun oo qoys ayaan lahayn xarumo caafimaad iyo kuwa waxbarasho. Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibraahim oo todobaadkii hore booqasho ku tagay deegaanka Ceelhuur ayaa shacabkii uu halkaasi kula kulmay ay usoo bandhigeen baahiyaha Waxbarasho iyo caafimaad ee ka jira halkaasi, waxaana uu intaasi ka dib dhagax dhigay Iskuul iyo Xarun caafimaad oo dadku ay ka helaan adeegyada ay u baahan yihiin

Qaar kamid ah Odayaasha iyo dadka deegaanka ayaa uga mahad celiyey Xildhibaan Carabow sida uu uga jawaabay baahidooda muddo isbuuc gudihiis ah, iyagoo balan qaaday in dhankooda ay ka qeyb qaadan doonaan dhismaha xarumahaan.

45739887 1971743662946953 4418582029646430208 n-640x427


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip