Xildhibaan Soo Bandhigay Qaabka Loogu Guuleysan Karo Al-shabaab+Dhageyso

0
Saturday November 10, 2018 - 10:19:05 in Wararka by
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Soo Bandhigay Qaabka Loogu Guuleysan Karo Al-shabaab+Dhageyso

    Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Guddiga Amniga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxyadii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Guddiga Amniga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxyadii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Jeesow oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay In shacab iska jimceysanaya ay Shabaab iska laayaan, islamarkaana aan jawaab laga bixin.

Waxa uu sheegay in dagaalyhanadda Al-shabaab xili walba ay aamusan yihiin ay soo maleegayaan qaraxyo ay ka geysteen xarumaha Dowladda iyo goobaha ay shacabka isugu yimadaan.

Ugu dambeyntii Jeesow ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in ay Shabaab ku weerarto goobaha ay ku sugan yihiin,taasina ay tahay qaabka loogu guuleysan karo.

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip