Diyaaradda Ethiopian Airlines oo Muqdisho kasoo degtay 41 sano ka dib

0
Friday November 09, 2018 - 23:55:57 in Wararka by
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradda Ethiopian Airlines oo Muqdisho kasoo degtay 41 sano ka dib

    Shirkadda Diyaaraddaha Ethiopian Airlines ayaa duulimaadkeedii ugu horreeyay ee gancsi ah maanta ku timid magaalada Muqdisho 41 sano ka dib. Duulimaadkan oo dhawaan uun hindisahiisa la shaaciyay ayaa si wayn looga dhursugayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Diyaaraddaha Ethiopian Airlines ayaa duulimaadkeedii ugu horreeyay ee gancsi ah maanta ku timid magaalada Muqdisho 41 sano ka dib. Duulimaadkan oo dhawaan uun hindisahiisa la shaaciyay ayaa si wayn looga dhursugayay.

Shirkadda diyaaradaha ee Turkish Airlines ayaa sannadihii u dambeeyay ka shaqaynaysay magaalada Muqdisho.

Dadka Soomaaliyeed ayaa baahi weyn u qaba duulimaadyadda Caalamiga, waxaana Muqdisho Shirkad Caalami ah oo dhanka duulimaadka ah oo ka howlgasha ka jira Shirkadda Diyaaradaha ee Turkish.

Inta uusan sannadkan dhamaaninna waxaa la filayaa in shirkadda diyaaraha ee Kenya Airways ay billawdo in ay safaro toos ah ku tagto magaalada Muqdisho.

Marka uu tartankaasi batana waxaa la filayaa in ay riqiisaan tikidhada duulimaadyada caalamiga ah oo hadda qaali ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip