Dhageyso:-Xildhibaano Ka Digay Xilka Qaadista Deg Dega Ah Ee Maamulka Gobolka Hiiraan

0
Friday November 09, 2018 - 19:43:10 in Wararka by
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Xildhibaano Ka Digay Xilka Qaadista Deg Dega Ah Ee Maamulka Gobolka Hiiraan

    Mudo dhowr bilood ah gudaheed ayaa waxaa isbedel kala duwan lagu sameeyay mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan xilka qaadistaas oo qaarkood xiisad ka dhex abuurtay mas'uuliyiinta Gobolka Hiiraan. Xildhibaano ka tirsan baarlamaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudo dhowr bilood ah gudaheed ayaa waxaa isbedel kala duwan lagu sameeyay mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan xilka qaadistaas oo qaarkood xiisad ka dhex abuurtay mas'uuliyiinta Gobolka Hiiraan. Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegeen in Wasaaradda arrimaha Gudaha looga baahan yahay inaysan ku deg deign xilka qaadista,isla markaana Shaqsi xilka laga qaadayo laga fikiro.

Mid ka mid ah Xildhibaanada Hir-Shabelle ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Maamulkaas in mas’uulkii la soo dacweeyo aanan lagu deg deign,basle la sameeyo guddi baara,isal markaana ogaada waxyaabaha lagu eedeynayo.

Mas’uulyiin dhowr ah oo ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa xilka qaadistooda waxa ay sababtay xiisad dhalisay inay hakad galaan howlihii Shaqo ee Maamulka Gobolka Hiiraan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Xildhibaanada Hir-Shabelle.

Audio Player
XIGASHO:-RADIODALSAN.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip