Lionel Messi oo diyaar u ah kulan Inter Milan ee champion league ga

0
Monday November 05, 2018 - 10:23:47 in Wararka by
  • Visits: 618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lionel Messi oo diyaar u ah kulan Inter Milan ee champion league ga

    Messi ayaa dib uga soo kabsaday dhaawac labo todobaad ah kaasi markii uu xidigan gacan kajabay ayaa u muuqda mid soo kabtay waliba si dhow oon lafileen isagoona diyaar u ah in uu koxdiisa ula safro garoonka Inter MilanStadio Giuseppe Meazzakulanka ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Messi ayaa dib uga soo kabsaday dhaawac labo todobaad ah kaasi markii uu xidigan gacan kajabay ayaa u muuqda mid soo kabtay waliba si dhow oon lafileen isagoona diyaar u ah in uu koxdiisa ula safro garoonka Inter MilanStadio Giuseppe Meazzakulanka talaadada soo 'aadan . Blaugranaayaa guleesatay kulankiiCamp Noueey ka badiyeen naadiga Milan tartanka champion legue ga halka ee guul kaqateen kooxdaRayo Vallecano.

Blaugranaayaa guleesatay kulankiiCamp Noueey ka badiyeen naadiga Milan tartanka champion legue ga halka ee guul kaqateen kooxda

Rayo Vallecano

warbixin koxdiisa eey sosaartay ayey ku sheegtay in Lionel uu kujiro 22 tan ciyaartoy ee kulankaa losoo xushay iyaadona eeysan jirin daween ku aadan xidiga .

Barcelonaayaa doneesa in eey awodeeda kusoo bandhigto Inter Milan marxalada group yada, balse xidigo dhowr ah ayaa koxda kulanka Milan aan kooxda lasafreen waxaana naadiga kadhawacan     Samuel Umtiti, Thomas Vermaelen and Sergi Samper








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip