Dele Alli oo heshiis waqti dheer ah qalinka ugu duugay kooxdiisa Tottenham

0
Wednesday October 31, 2018 - 12:00:55 in Wararka by
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dele Alli oo heshiis waqti dheer ah qalinka ugu duugay kooxdiisa Tottenham

    Laacibkan heerka caalami ee reer Engaland ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay in uu ka dhaqaaqi karo kooxdiisa Spurs. Alli ayaa waxaa xiisa waalli ah u muujinayay kooxaha Real Madrid, Paris Saint Germain, Barcelona kuwaas dhammaantood xii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibkan heerka caalami ee reer Engaland ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay in uu ka dhaqaaqi karo kooxdiisa Spurs. Alli ayaa waxaa xiisa waalli ah u muujinayay kooxaha Real Madrid, Paris Saint Germain, Barcelona kuwaas dhammaantood xiisaynayay adeegga xidigan

Yeelkeede Daily Mail ayaa shaaca ka qaadday in Alli uu qandaraas lix sano ah uu qalibka ugu duuday kooxda reer Lond taas o kadhigan in uu White Hart Lane sii joogi doono tan iyo sannadda 2024.

Dhanka kale Dele Alli ayaa mushaarkiisa loo laba jibaaray isaga oo asbuucii ka qaadan doona Spurs adduun lacageed dhan 100-malyan oo ganiga istarliinka ah.

Tan ayaana Pochettino ka yaraynaysa walaacii ay ka qabtay in ay lumiso xidigeeda muhiimka ah iyaga oo waqtigan iska aamusiyay kooxaha doonaya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip