Kuwaan Yaad Ka Taqaan..?.

0
Tuesday October 30, 2018 - 09:41:58 in Wararka by
  • Visits: 843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kuwaan Yaad Ka Taqaan..?.

    Rusuulkeena Muxamed, Nabigii Runlowga ahaa CSW, wuxuu yiri: Dadka waxaa u imaan doona waqti: 1-Waxa Hamigooda ah oo ay daneynayaan ay Tahay Calooshooda.( Waxey cunaan, igu shubo). 2-Sharafkoodu uu yahay Mataacdooda ( dharka uu xiran yahay, fadhig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rusuulkeena Muxamed, Nabigii Runlowga ahaa CSW, wuxuu yiri: Dadka waxaa u imaan doona waqti: 1-Waxa Hamigooda ah oo ay daneynayaan ay Tahay Calooshooda.( Waxey cunaan, igu shubo). 2-Sharafkoodu uu yahay Mataacdooda ( dharka uu xiran yahay, fadhiga guriga u yaal, Baabuurka uu wato, bilicda xafiiskiisa, iwm).

3-Qibladoodu ey Tahay haweenkooda( waxa niyadooda u badan haweenka, oo xagooda ay u iishaan).

4- Diintoodu ey Tahay Lacag Diinaar & Dirhan ( waxa uu jecelyahay Lacag oo lagaba yaabaa in darteen qaar diintaba uga baxaan, ama ficil looga baxayo ey sameeyaan, hadda Diinaarkii & Dirhamkii waxaa noo bedelay Dollar & euro).

5- Kuwaasi waa kuwa ugu sharta badan khalqiga, Allaah agtiisana wanaag uma yaal. ( F.S: 1aad).

FG: wixii fasirka aan Ka khalday iga sax, Allaah iyo Rasuulkaa Ku Cilmi leh.

Samankii Rasuulku CSW sheegay mala joogaa? Dadkaasi ma joogaan?.Yaad Ka taqaan?. Ha magacaabin, u duceey in Alla soo hanuuniyo.

Adigu ha ka mid noqon kuwaa, ALLA ha kaa najeeyo, Aamiin.

Qore: Yahya Amir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip