Bonucci oo sheegay inuu iska diiday Koox weyn kahor inta uusan ku laaban Bianconeri

0
Tuesday October 23, 2018 - 09:11:17 in Wararka by
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bonucci oo sheegay inuu iska diiday Koox weyn kahor inta uusan ku laaban Bianconeri

    Difaaca kooxda Juventus Leanardo Bonucci ayaa sheegay inuu iska diiday kooxda Manchester United ee ka ciyaarta horyaalka English premier league. Leanardo Bonucci ayaa markasta jeclaa inuu ku laabto kooxdiisa Juventus inkastoo hal xilli ciyaareed u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Difaaca kooxda Juventus Leanardo Bonucci ayaa sheegay inuu iska diiday kooxda Manchester United ee ka ciyaarta horyaalka English premier league. Leanardo Bonucci ayaa markasta jeclaa inuu ku laabto kooxdiisa Juventus inkastoo hal xilli ciyaareed uu ku qaatay kooxda Ac Milan. Manchester United ayaa kamid aheeyd tiro kooxo ah kuwaasi oo dhamaantooda u gacan haatinayey laacibkan suuqii xagaaga inkastoo laacibka uu garwaaqsaday ku laabshada The old lady. 31 sano jirkan reer talyaani ayaa shaaciyay in macalin Jose Mourinho uu isku dayay inuu laacibkan geeyo garoonka Old Trafford horaantii sanadkan. Sikastaba Leanardo Bonucci ayaa haatan kalsooni aad u weyn ka helay macalin masimiliano Allegri iyo jamaahiirta juventus. Hadalka Leanardo Bonucci ayaa imaanaya xilli kooxaha Manchester United iyo Juventus habeen dambe ay wada ciyaari doonaan kulan katirsan koobka horyaalada yurub.

during the Serie A match between Juventus FC and SS Lazio at Juventus Arena on April 20, 2016 in Turin, Italy.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip