Imisa Lacag Ah Ayuu Boqor Maxamed Bin Salmaan Ku Iibsanayaa Manchester United.?

0
Sunday October 21, 2018 - 23:49:40 in Wararka by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imisa Lacag Ah Ayuu Boqor Maxamed Bin Salmaan Ku Iibsanayaa Manchester United.?

    Maalqabeenka reer Sacuudi ahan dhaxal sugaha boqortooyada looga arrimiyo riyaadh ayaa doonaya in uu lacag waalli ah ku iibsado kooxada uu maamulo tababare Jose Mourinho. Boqor Salman oo maalmihii ugu danbeeyay wajahayay in ku luglahaanshaha wariye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalqabeenka reer Sacuudi ahan dhaxal sugaha boqortooyada looga arrimiyo riyaadh ayaa doonaya in uu lacag waalli ah ku iibsado kooxada uu maamulo tababare Jose Mourinho. Boqor Salman oo maalmihii ugu danbeeyay wajahayay in ku luglahaanshaha wariye aad u dhaliili jiray siyaasaddiisa oo lagu qaarijiyay safaaradda dalka sacuudigu ku leeyahay Turkiga.

Si kastaba ha ahaatee, Sunday Mirror ayaa maanta oo axad ah daabacday in boqor Maxamed Bin Salmaan oo Man United u qorshaynayo in uu ku iibsado adduun lacageed dhan 4-billion oo ganiga istarliinka ah.

Lacgtan ayaana noqon doonto middii ugu badnayd ee lagu iibsado koox ciyaarta kubadda cagta, inkasta oo aan la ogayn sida ay qoyska reer Glazer ay u ogolaan doonaan in ay iska iibiyaan kooxdooda dhaxalka.

Manchester United ayaa kulaknkii u danbeeyay barbaro 2-2 lagashay kooxda tababare Maurizio Sarri e Chelsea taas oo ciyaarta barbareesay waqtigii dhimashada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip