Senatoro War Saxaafadeed ka soo eedeyn uu u soo jeediyay Maamulka Galmudug

0
Wednesday October 17, 2018 - 19:56:33 in Wararka by
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Senatoro War Saxaafadeed ka soo eedeyn uu u soo jeediyay Maamulka Galmudug

    Senataro ka tirsan Aqalka Sare ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay ugaga jawaabayaan eedeyn dhawaan kaga timid maamulka Galmudug ,taasoo aheyd in ay wadaan arrimo ka dhan ah maamulka Galmudug.Sidoo kale Senatarada waxa ay sheegeen in door dhexdhexaadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Senataro ka tirsan Aqalka Sare ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay ugaga jawaabayaan eedeyn dhawaan kaga timid maamulka Galmudug ,taasoo aheyd in ay wadaan arrimo ka dhan ah maamulka Galmudug.Sidoo kale Senatarada waxa ay sheegeen in door dhexdhexaadin ah ay qaadanayaan Khilaafka Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug oo aysan ahayn kuwo abuuraya xiisado iyo khilaaf.

Cabdi Axmed Dhuxulow "Dhagdheer” iyo Yuusuf Geelle Ugaas ayaa waxa ay war saxaafadeedkan ku beeniyeen in ay taageeraan Xildhibaanada ku sugan magaalada Cadaado, waxaana ay ugu baaqeen Madaxda Galmudug in ay xaliyaan Khilaafka ka dhex taagan.

Hore ayaa waxaa sidan oo kale u beeniyay Xildhibaan Xuseen Iidow inuu ku lug leeyahay arrimo ka dhan ah maamulka Galmudug.

Halkan hoose ka aqriso War Saxaafadeedka ay soo saareen Senatarada;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip