Paulo Dybala oo ala diray naadiga Young Boys xilli Manchester city…

0
Wednesday October 03, 2018 - 08:27:17 in Wararka by
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Paulo Dybala oo ala diray naadiga Young Boys xilli Manchester city…

    Kulamo Xiiso badan ayaa caawa laga Ciyaarayaa koobka horyaalada qaarada yurub inkastoo natiijooyin cajiib ah ay kasoo baxeen. Sikastaba Kooxda Kubadda cagta Manchester city ayaa kasoo laabtay gool uu dhaliyay Weeraryahanka Naadiga Hoffenheim Belfo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulamo Xiiso badan ayaa caawa laga Ciyaarayaa koobka horyaalada qaarada yurub inkastoo natiijooyin cajiib ah ay kasoo baxeen. Sikastaba Kooxda Kubadda cagta Manchester city ayaa kasoo laabtay gool uu dhaliyay Weeraryahanka Naadiga Hoffenheim Belfodil.

Goolka Barbar-dhaca kooxda uu Hogaamiyo Macalin Guardiola waxaa u ansixiyay Ciyaaryahan Sergio Aguero halka goolka guusha uu waqti dambe dhaliyay David Silva.

Dhanka kale Kooxaha young boys iyo Juventus ayaa si lamid ah ciyaartooyda ay soo idlaatay Waxaana kooxda Bianconeri ay ku adkaatay 3 gool iyo 0.

Seddexda gool ee kooxda the old lady waxaa u Dhaliyay Paulo Dybala waxaana ciyaaryahanka reer Argentina uu soo bandhigay ciyaar qurux badan.

Juventus safkeeda caawa waxaa ka maqnaa Cristiano Ronaldo kaasi oo Casaan qaatay ciyaartii kooxdiisu ay wajahday Naadiga Valencia.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip