Francesco Totti oo weerar afka ah ku qaaday Pavel Nedved

0
Friday September 28, 2018 - 22:08:40 in Wararka by
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Francesco Totti oo weerar afka ah ku qaaday Pavel Nedved

    Halyeeyga Xulka Talyaaniga Francesco Totti ayaa weerar Dhanka Afka ah ku qaaday laacibkii hore ee kooxda Juventus Pavel Nedved. Francesco Totti ayaa Noloshiisa u huray kooxda reer talyaani ee As Roma Maalmihiisii Ciyaarta Kubadda Cagta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halyeeyga Xulka Talyaaniga Francesco Totti ayaa weerar Dhanka Afka ah ku qaaday laacibkii hore ee kooxda Juventus Pavel Nedved. Francesco Totti ayaa Noloshiisa u huray kooxda reer talyaani ee As Roma Maalmihiisii Ciyaarta Kubadda Cagta.

Kabtankii hore ee kooxda Roma ayaa ka hadlayey ciyaartii ku dhexmartay Koobka Aduunka Xulalka italy iyo Czech Republic.

Rug cadaagii Hore ee Xulka Talyaaniga Totti ayaa sheegay in Pavel Nedved uu yahay Ciyaaryahan kaa careeysiinaya inta ay socoto ciyaarta.

Waxuu yiri waxaad ku dhawaaneeysa inaad ku garaacdo gacmahaaga marka aad fiiriso dhaqamada foosha xun uu ku sameenayo garoonka dhexdiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip