Madaxweynaha kooxda Fiorentina oo daaha ka qaaday arimo badan

0
Friday September 28, 2018 - 22:06:54 in Wararka by
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha kooxda Fiorentina oo daaha ka qaaday arimo badan

    Madaxweynaha kooxda reer talyaani ee Fiorentina ayaa ka hadlay Arimo badan oo xasaasi ah kuwaasi oo inta badan uu diirada ku saaray Ciyaartooyda Kooxdiisa. Fiorentina ayaa kamid ah kooxaha ugu awooda badan Horyaalka Seri A waxaana ay ku bilaawdeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha kooxda reer talyaani ee Fiorentina ayaa ka hadlay Arimo badan oo xasaasi ah kuwaasi oo inta badan uu diirada ku saaray Ciyaartooyda Kooxdiisa. Fiorentina ayaa kamid ah kooxaha ugu awooda badan Horyaalka Seri A waxaana ay ku bilaawdeen si wanaagsan Xilli Ciyaareedkan.

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2018-06-11 13:08:12Z | http://piczard.com | http://codecarvings.com

Lix kulan ayeey ka ciyaareen Horyaalka Naadiga Florentina waxeey adkaadeen 3 kulan hal kulan barbaro ayeey galeen 2 kulan oo kalena weey qasaareen.

Mario Cognigni oo ah Madaxweynaha naadiga fiola ayaa shaaciyay in ciyaartooyda ugu muhiimsan kooxdiisa sida Giovanni Simeone , Nikola Milenkovic iyo Federico Chiesa Dhamaantooda kooxo ay soo dalbadeen suuqii Xagaaga.

isaga oo la hadlayey Sky Sports waxuu sheegay in Kooxda Juventus ay isku dayday qaadashada Nikola Milonkovic iyagoo soo gudbiyay dalab gaaraya 40M.

Hase,ahaatee kooxda Fiorentina ay gabi ahaanba ay ka caga jiiday in ay lumiso difaacan da,da yar kaasi oo Mustaqbal ifaayo ku dhex leh saxaaxada kubadda cagta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip