Daawo Sawirada Duufaantii Ku Dhufatay Gobol Ka Tirsan Mareykanka

0
Saturday September 15, 2018 - 18:53:54 in Wararka by
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Duufaantii Ku Dhufatay Gobol Ka Tirsan Mareykanka

    Duufaanta Hurricane ayaa jimcihii ka soo caga dhigatay waqooyiga Carolina waxa ayna ku dhufatay guud ahaan dhulka xeebaha ah ee ku yaalla bariga Mareykanka. Waxaa la soo sheegayaa in duufaantan ay ku dhinteen 5 qof islamarkana kumannaan qof ay ku ba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duufaanta Hurricane ayaa jimcihii ka soo caga dhigatay waqooyiga Carolina waxa ayna ku dhufatay guud ahaan dhulka xeebaha ah ee ku yaalla bariga Mareykanka. Waxaa la soo sheegayaa in duufaantan ay ku dhinteen 5 qof islamarkana kumannaan qof ay ku barakaceen oo ay ku nool yihiin hoy kumeelgaar ah. Waxaa digniino daadgurayn ah loo jeediyay 1.7 milyan oo qof guud ahaan waqooyiga gobolka Carolina, Koonfurta Carolina iyo Virginia. Kuwani waa qaar ka mid ah sawirada markii ay duufaanta ku dhufatay goobo ka tirsan mareykanka.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip