Nabad Suggida Jubbaland oo soo bandhigtay nin xirtay dharka Dumarka(SAWIRO)

0
Saturday September 15, 2018 - 18:35:11 in Wararka by
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabad Suggida Jubbaland oo soo bandhigtay nin xirtay dharka Dumarka(SAWIRO)

    Ciidamada Hay'adda Nabad suggida Qaranka qeybtooda degaanada maamulka Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay nin xirnaa dharka dumarka, kaasoo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in Ciidama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Hay'adda Nabad suggida Qaranka qeybtooda degaanada maamulka Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay nin xirnaa dharka dumarka, kaasoo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in Ciidamada Ammaanka xog ay heleen ay sahashay in ninkaan gacanta lagu soo dhigo, islamarkaana hadda ay ku waddaan baaritaano. "Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa xaley Gacanta Kusoo dhigey Nin Iska Dhigey Haweeney Lana Baxay Magaca Farxiyo Okey. Ninkan Naagta Isku Ekeysiiyay ayaa Laba Habeen laseexday Guri ku yaala Xafadaha magalada kismaayo oo ay Daganayen Laba dumar ah kuwaas oo uu u sheegay In ay soo dhuntay ayna Garaneyn meel ay Tagto Baritaan kadibna waxa Gacanta ku soo dhigey Sirdonka NISA-Jubbaland "ayaa lagu yiri war ka soo baxa taliska Nabadsugida Jubbaland.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip