Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Iyo Gudoomiyahii Hore Oo Gaaray Cadaado!

0
Friday September 14, 2018 - 19:37:54 in Wararka by
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Iyo Gudoomiyahii Hore Oo Gaaray Cadaado!

    Wafdi Uu Hoggaaminaayo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimadda Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi Uu Hoggaaminaayo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimadda Galmudug.
Wafdiggaan ayaa ka yimid Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaa soo dhaweyay qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool Magaalada Cadaado.
Magaalada Cadaado ayaa sidoo kale maanta waxaa tagay Gudoomiyihii xilka laga qaaday Cali Gacal Casir.
Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex taagan Madaxda Galmudug ayaa xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay, waxaana ay saldhigyo ka kala dhigteen Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb.
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Iyo Gudoomiyahii Hore oo gaaray Cadaado!


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip