Naadiga Zenit oo la saxiixatay Caludio Marchisio

0
Tuesday September 04, 2018 - 11:47:25 in Wararka by
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Naadiga Zenit oo la saxiixatay Caludio Marchisio

    Naadiga Zenit ayaa ugu Dambeeyn shaaca ka qaaday saxiixa Ciyaaryahan Claudio Marchisio kaasi oo ay kala soo wareegeen Naadiga Juventus. Claudio Marchisio ayaa Fursad badan aanan ka helin naadiga The Old Lady labadii Xilli Ciyaareed ee ugu dambeesay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naadiga Zenit ayaa ugu Dambeeyn shaaca ka qaaday saxiixa Ciyaaryahan Claudio Marchisio kaasi oo ay kala soo wareegeen Naadiga Juventus. Claudio Marchisio ayaa Fursad badan aanan ka helin naadiga The Old Lady labadii Xilli Ciyaareed ee ugu dambeesay kadib Markii uu ka Dhacay Dooqa Koowaad ee Macalin Masimiliano Allegri. Booska Laacibkan waxaa Dhaxlay Ciyaaryahano Badan kuwaasi oo Kalsooni Fiican ka Helay Maamulaha Bianconeri waxaana kamid ah Matuidi , Emre Can , Miralem Pjanic iyo Sami Khadira. Laacibkan ayaa labo sano oo qandaraas ah la galay kooxdiisa cusub ee Zenit sida lagu shaaciyay Barta Gaarka ah ay ku leeyihiin Twitterka waxaan uusoo gabagabeeyay Maalmihiisii Juve.

Marchisio ayaa qarka u saarnaa Naadiga Reer Spanish ee Villareal inkastoo waqti dambe laga afduubtay Xiddigan Muhiimka ah.

32 sano Jirkani ayaa 389 Kulan u Ciyaaray Naadiga Juventus isagoo kula Guuleeystay Koobab gaaraya 14 Koob.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip