Ciidamada Somaliland oo la wareegay Xafiis uu lahaa Wariye Coldoon

0
Sunday August 19, 2018 - 09:27:43 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Somaliland oo la wareegay Xafiis uu lahaa Wariye Coldoon

    Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay Xafiis uu lahaa Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku sugnaa Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Wariyaha ayaa sheegay in maalmihii lasoo dhaafay hanjabaado kala duwan ay kaga imaanaayeen Ciid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay Xafiis uu lahaa Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku sugnaa Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Wariyaha ayaa sheegay in maalmihii lasoo dhaafay hanjabaado kala duwan ay kaga imaanaayeen Ciidamada Booliska Somaliland, Maadaama dhawaan uu ka laabtay Magaalada Muqdisho. Sidda uu Risaala u xaqiijiyay Wariye Coldoon Ciidamada Booliska ayaa qaatay dhammaan qalabkii uu ku shaqeysan jiray. Wariye Coldoon ayaa ah nin Baraha bulshadda Caan ka ah, waxaana uu ka shaqeeya caawinta dadka dhibaateysan. Waxaa uu Sanadyadii lasoo dhaafay uu la kulmaayay dhibaatooyin kaga imaanayay Hay'addaha dambi baarista Somaliland, Maadaama uu dhowr jeer yimid Magaalada Muqdisho.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip