PSG oo Arsenal kula dagaallamaysa saxiixa daafacan ka tirsan AC Milan

0
Tuesday August 07, 2018 - 09:44:15 in Wararka by
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    PSG oo Arsenal kula dagaallamaysa saxiixa daafacan ka tirsan AC Milan

    Sida ay ku warramayso Telegraph PSG ayaa diyaar u ah in ay Arsenal kula dagaallanto saxiixa daafaca garabka bidix kaga ciyaaara AC Milan iyo xulka Switzerland ninka lagu magacaabo Ricardo Rodriguez.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay ku warramayso Telegraph PSG ayaa diyaar u ah in ay Arsenal kula dagaallanto saxiixa daafaca garabka bidix kaga ciyaaara AC Milan iyo xulka Switzerland ninka lagu magacaabo Ricardo Rodriguez.

Tan ayaa timid kadib markii warar soo baxay subaxnimadan saaka ay sheegeen in tababaraha Arsenal Unai Emerry uu doonayo in uu Emirates keen xidigan heerka caalami ee reer Swiss, si ugu buuxiyo booska daafaca bidixi ee kooxda maadaama Kolasinac iyo Monreal laga yaabo in ay seegaan bilawga xilli ciyaareedka.

Si lamid ah PSG ayaa ah koox kale oo doonaysa in ay hesho daafac bidix oo cusub, kooxda caasimadda ayaana diyaarinaysan 30-malyan oo Euro si ay ula soo saxiixato Ricardo Rodriguez.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip