TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO REER AXMED JIMCAALE OO AY KA GEERIYOOTAY AAMINO AXMED JIMCAALE {AAMINO JAHOOY}

0
Thursday August 02, 2018 - 09:15:14 in Wararka by
  • Visits: 1287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO REER AXMED JIMCAALE OO AY KA GEERIYOOTAY AAMINO AXMED JIMCAALE {AAMINO JAHOOY}

    BAHDA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED OO UGU TACSI YENAYAAN MAAMULAHA WARGEYSKA M.TIMES GEERIDII KU TIMID WALAA SHEED AAMINO AXMED JIMCAALE {AAMINO JAHOOY}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BAHDA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED OO UGU TACSI YENAYAAN MAAMULAHA WARGEYSKA M.TIMES GEERIDII KU TIMID WALAA SHEED AAMINO AXMED JIMCAALE {AAMINO JAHOOY}


TACSI

Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed  Qaar ka mid ah oo kala ah:- Muuse Maxamed Cismaan{M/Kiimiko},C/laahi Maxamed Cum ar {Mcjis}, Maxamuud Xasan Axmed {Xuurshe,Jabriil Maxamuud Nuur Jbara,Cismaan Xuseen Axmed Waryeel, Maxamuud Maxa med Nuureey {Jimcaale},Aweys Xuseen Xasan {A.Shiino}, C/la ahi Maxamed Salaad {Dalle} C/fitaax Maxamed Salaad {Diyee she},Cabdi Aadan Guuleed, Yaaquub C/hi Guure.C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab}, Xuseen Cabdi Calasoow,Qaasin C//le Neero, Cali Muxuddiin Cali,C/aadir Maxamed Calasoow {Calas},Cis ma anciil Cumar Madoobe,Falastiin Axmed Xaaji,Malyun Sh. Xeyd ar, Aamino Ladan Axmed, Leyla Cadceed Cismaan, Khadiijo Ca bdi Maxmed,Yuusuf Cali Cabdi,Shariif Macallin Maxamed Maxamuud Xasan Cumar{Adduunyo}, Maxamed Cali Maxamuud {Madka},Amiin Yuusuf Qasaaro, Axmed Maxamuud Dhicisoow, Cabadullaahi Maxamed Xasan Black, Nuur Maxamed Cali N.Qamadi, Sheelh Xasan, Maxamed Ibraahin Nuur {Macallimuu], Maahir Aadan Jaamac , Faarax Cumar Nuur, Maxamed Shiil Xasan Shiil, Aadan Macaalin {Aadaamyo}Maxamed Ibraahi Isaaq Bakistaan,  Xasan Cali Geeseey,Liibaan Cabdi Cali, iyo in kale o la soo koobi karin  dhammaan Bahada Saxaafadda Soomaaliyeed iyo madaxda ururrada  Saxaafadda  iyo Ururweynaha saxaafadda soomaaliyeed ee NUSOJ Waxaay Tacsi u Tiiraanyo leh u dirayaan Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} Oo walaasheed AAMINO AXMED JIMCAALE ku Geeriyootay M/Muqdisho  30/7/2018-Ka waxayna leeyihiin samira alle  haka siiyo Qoyska iyo Qaraabada  ay marxuumadda ka baxday  marxuumaddana alle ha u Naxariisto AAMIIN AAMIIN AAMIIN 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip