Miyuu Edinson Cavani ku laabanayaa Serie A?

0
Sunday July 29, 2018 - 23:47:12 in Wararka by
  • Visits: 628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miyuu Edinson Cavani ku laabanayaa Serie A?

    Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Edinson Cavani ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Napoli, laakiin tababare Carlo Ancelotti ayaa beeniyay wararkaas. Carlo Ancelotti ayaan xiiseyneynin wararyahanka Paris Saint-Germain Edinson Cavani inu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Edinson Cavani ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Napoli, laakiin tababare Carlo Ancelotti ayaa beeniyay wararkaas. Carlo Ancelotti ayaan xiiseyneynin wararyahanka Paris Saint-Germain Edinson Cavani inuu kusoo laabto kooxdiisii hore ee Napoli.

Iyadoo PSG ay go’aamisay inay Neymar iyo Kylian Mbappe hogaamiyaan weerarja kooxda, haddana Cavani ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Serie A.

Laakiin madaxweynaha Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa soo jeediyay in Cavani uu u baahan yahay mushaar u dhigma kan hadda uu ka qato kooxdiisa PSG.

Ancelotti ayaa diiday wararka sheegaya in Cavani uu diirada u saaran yahay kooxda kubadda cagta eee Napoli.

"Waa warar xanta ah oo suuqa kaliya ku eg” ayuu yiri Ancelotti. oo hogaamin doona Napoli xili ciyaareedkam dambe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip