Mahrez oo saacadaha soo socda Man City ku biiraya iyo qiimaha ay ku qaadaneyso …

0
Sunday July 08, 2018 - 20:38:00 in Wararka by
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mahrez oo saacadaha soo socda Man City ku biiraya iyo qiimaha ay ku qaadaneyso …

    Shabakada Daily Mail ayaa ogaatay in cayaaryahan Riyad Mahrez ku biirayo kooxda Man City 48-saac ee nagu soo fool leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabakada Daily Mail ayaa ogaatay in cayaaryahan Riyad Mahrez ku biirayo kooxda Man City 48-saac ee nagu soo fool leh.

Mahrez ayaa aqbalay u dhaqaaqida garoonka Etihad waxayna Man City ku qaadaneysaa 60-milyan oo pound.

Leicester City dhigeeda Man City wey kala heshiisay qiimaha Mahrez balse lacagta 60-ka milyan waxay u dhiman doontaa marka xidigaan Algerian-ka ah tijaabada caafimaad ku guuleesto.

Mahrez ayaa noqonaayo saxiixa ugu weyn xagaagan Man City sameyso waxaana lagu wadaa in maalinta Talaadada ah si rasmi ah loo soo bandhigo waana dooqa kowaad ee macalin Guardiola ku fara adeegayay in loo soo gacan galiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip