Tartanka koobka aduunka oo ay afar koox isugu soo hartay FacebookTwitterGoogle+Share

0
Sunday July 08, 2018 - 11:59:15 in Wararka by
  • Visits: 533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka koobka aduunka oo ay afar koox isugu soo hartay FacebookTwitterGoogle+Share

    Ciyaaraha Koobka aduunka ayaa maraya meel xasaasi waxaana imika soo baxay 4 kooxood oo u soo gudbay semi finalka. Egland ayaa afka ciidda u dartay dalka Sweden ka dib markii ay 2 iyo eber kaga badyeen. Xulka qaranka Croatia ayaa gaaray wareega

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaraha Koobka aduunka ayaa maraya meel xasaasi waxaana imika soo baxay 4 kooxood oo u soo gudbay semi finalka. Egland ayaa afka ciidda u dartay dalka Sweden ka dib markii ay 2 iyo eber kaga badyeen. Xulka qaranka Croatia ayaa gaaray wareega afar dhamaadka koobka adduunka 2018 kadib markii rigoorayaal 4-3 ku garaaceen dhigooda Russia.

Labada xul ayaa markii ay labo iyo labo isla dhaafi waayeen waxaa loo dhigay rogoorayaal ama gool ku laad, waxa ayna sidaasi guusha ku raacday Croatia.

Waxaa imika semi finalka foodda is dari doona Croatia iyo Egland halka Faransiiska iyo Belgium ay wada dheeli doonaan.

Dalka Ruushka oo ah dalka marti galinaya ciyaaraha koobka aduunka ee sanadkan 2018 ayaa ciyaraha ka haray.

Ciyaartii dhexmartay Ruushka ayaa ahayd mid ay taageerayaasha Ruushka ay aad ula socdeen.

Balse Ruushka ayaa markii dambe lagu reebay rigoorayaal loo dhigay labada kooxood.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip