Ciidamada Dowladda oo sheegay inay gacanta ku dhigeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab.

0
Sunday June 24, 2018 - 21:09:36 in Wararka by
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowladda oo sheegay inay gacanta ku dhigeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab.

    Howlgal Ciidamada Dowladda ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose ayaa la sheegayaa inay u suurtagashay inay gacanta ku dhigaan xubno ka tirsan Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal Ciidamada Dowladda ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose ayaa la sheegayaa inay u suurtagashay inay gacanta ku dhigaan xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Degaanada ay howlgalka ka sameeyeen ciidamada dowladda ayaa waxaa ka mid ah degmada Qoryooley, Warmaxan, Baladul Amiin iyo tuulooyin kale oo ka tirsan gobalkaasi.

Ciidamada dowladda ayaa gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo saanad ciidan oo ay lahayeen Al-Shabaab.

Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Idaacada ku hadasha Afka Ciidamada Qalabka Side ayuu sheegay in howlgalka intiisa ugu badan uu ka dhacay degaanka Baladul Amiin halkaasi oo laga soo qabtay rag la sheegay inay ku tirsan yihiin Maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay ilaa 4-ruux.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip