Rasmi: AS Roma oo gacanta kusoo dhigtay Justin Kluivert lacagaha ay kusoo qaaten iyo qandaraaska uu saxiixay

0
Saturday June 23, 2018 - 18:04:10 in Wararka by
  • Visits: 482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: AS Roma oo gacanta kusoo dhigtay Justin Kluivert lacagaha ay kusoo qaaten iyo qandaraaska uu saxiixay

    Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday inay lasoo saxiixatay weeraryahanka dhalinta yarJustin Kluivert waxaana aabo u ah halyee Patrick Kluivert.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday inay lasoo saxiixatay weeraryahanka dhalinta yarJustin Kluivert waxaana aabo u ah halyee Patrick Kluivert.
Justin Kluivert ayaa qalinka ku duugay heshiis 5-sano ah waxayna Roma€17.25m kaga soo qaateen naadiga Ajax sidoo kalena€1.5m dheeraad ah ayay Roma gadaal ka bixin doontaa.

Sidoo kale Roma waxay ogolaatay 19-jirkan haddii ay mustaqbalka ku iibiso lacag€25m ka badan in 10% lacagtaas Ajax la siin doono.

Justin Kluivert waa wiil dhalinyar oo kooxaha Yurub ugu caansan baadi goob ugu jireen balse saxiixiisa Roma ayaa ku guuleesatay waxaana ka shaqeeyay agaasime Monchi oo Roma shaqo wacan ka wado.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip