SAWIRRO: Taliyaha CXDS oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 89-aad

0
Tuesday June 19, 2018 - 11:10:23 in Wararka by
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Taliyaha CXDS oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 89-aad

    Ururka 89-aad SAADKA ee ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa magaalada Muqdisho loogu soo xiray tababar aqoon kororsi ah oo ku aadan sida ugu wanaagsan oo ay u gudan karaan waajibaadka horyaalla,ee ciidanimo,kaasi oo socday muddo lixbilood ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka 89-aad SAADKA ee ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa magaalada Muqdisho loogu soo xiray tababar aqoon kororsi ah oo ku aadan sida ugu wanaagsan oo ay u gudan karaan waajibaadka horyaalla,ee ciidanimo,kaasi oo socday muddo lixbilood ah.

Ururrada hoostaga talisyada gaarka ah ayaa loo jeediyey in ay u tafa xeytaan sidii ay ciidammada u siin lahaayeen tababarro aqoonta iyo awoodda Askarta lagu dhisayo, taliska guud ee ciidammada xooggana uu kula xisaabtami doono.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 89-aad ee Saadka.

Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshe ku aadan tayaynta iyo dhismaha ciidanka Qaranka,kuwaasi oo loo diyaarinayo in ay AMISOM kala wareegaan guud ahaan ammaanka Dalka.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip