Koerneel Jookar:-"Xarakadda Al-shabaab Lagama Adkaan karo",+Dhageyso

0
Monday June 18, 2018 - 12:00:04 in Wararka by
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koerneel Jookar:-"Xarakadda Al-shabaab Lagama Adkaan karo",+Dhageyso

    Mid kamid ah Saraakiishii Hore ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Xarakadda Al-shabaab aan laga adkaankarin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamid ah Saraakiishii Hore ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Xarakadda Al-shabaab aan laga adkaankarin.

Korneel C/nuur Jaamac Jookar oo kamid ahaa Saraakiishii hore ee Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo la hadlay idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Al-Shabaab aan laga adkaan Karin, sababtna ay tahay in ay ku xoogan yihiin deeganada jubooyinka iyo Gedo.

Waxa uu sheegay in Ciidamadda Dowladda aysan haysanin hub ku filan ay kula dagaalamaan Al-shabaab taasina ay sidoo kale tahay mid kamid ah sababaha aan looga adkaan Karin Al-shabaab.

Dhanka kale Korneel C/nuur Jaamac Jookar ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka Dowladda Kenya ay kordhiyeen waxyeeladda ay u geystaan shacabka Goboladda Jubooyinka ku nool.

 

Audio Player
 
 
00:00
00:00
Use



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip