AKHRISO: Dowladda oo soo saartay digniin ku socota Kalluumeysatadda Soomaaliyeed

0
Sunday June 17, 2018 - 18:49:52 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Dowladda oo soo saartay digniin ku socota Kalluumeysatadda Soomaaliyeed

    Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa uga digtay Dhammaan kalluumeysatadda Soomaaliyeed in ay badda galaan inta lagu guda jiro bad xiranka taasi oo ay suurtagal tahay in kaluumeeysatada ay dhibaatooyinka kala kulmaan gudaha bada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa uga digtay Dhammaan kalluumeysatadda Soomaaliyeed in ay badda galaan inta lagu guda jiro bad xiranka taasi oo ay suurtagal tahay in kaluumeeysatada ay dhibaatooyinka kala kulmaan gudaha bada.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Kalumeysiga iyo Kheyraadka bada ayaa lagu sheegay in kaluumeeysatada Soomaaliyeed ay ka feejignaadaan tagida meelaha fog-fog ee Bada gudaheeda.

Wasaaradda ayaa sidoo kale waxa ay sheegtay in Kalluumeysatadda Soomaaliyeed aysan heysan qalab ku filan sidaasi darteed in laga doonaayo in ay muujiyaan feejignaan.

inta lagu guda jiro xilliga Bad xeranka ayay Kaluumeysatada Soomaaliyeed la kulmaan khasaarooyin isugu jira Naf iyo Maal, waxaana la sheegayaa in hada gudaha Bada lagu waaysanyahay 3 Doomood iyo dhammaan dadkii saarnaa oo tira ahaan lagu qiyaasay 10 ruux.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip