Sergej Milinkovic-Savic oo si rasmi ah kaga hadlay mustaqbalkiisa cayaareed

0
Saturday June 09, 2018 - 12:20:50 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sergej Milinkovic-Savic oo si rasmi ah kaga hadlay mustaqbalkiisa cayaareed

    Cayaaryahan Sergej Milinkovic-Savic oo khadka dhexe kaga cayaaro SS Lazio iyo xulka Serbia waxaa siweyn loola xariirinaa kooxaha Man United iyo Juventus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cayaaryahan Sergej Milinkovic-Savic oo khadka dhexe kaga cayaaro SS Lazio iyo xulka Serbia waxaa siweyn loola xariirinaa kooxaha Man United iyo Juventus.

Balse Serbian-kan ayaa mustaqbalkiisa cayaareed ka hadlay ka hor inta uusan koobka aduunka bilaabanin si uu culeeska isaga dajiyo.

Sergej Milinkovic-Savic wuxuu yiri "Waxaan isku dayaa inaan diirada saaro shaqada i hortaalo oo ah inaan xulkeyga tababar joogto ah la sameeyo”

"Waan ka aqriyaa wargeysda arimo aniga igu saabsan, dhab ahaantii waxaan dareemaa culees marka maalinba naadi la iila xariiriyo”

"Waxaan rabaa koobka aduunka marka uu soo idlaado kadib inaan ka hadlo mustaqbalkeyga cayaareed inaan Lazio sii joogayo ama aan naadi kale ku biirayo”

"Waxaan doonayaa inaan xulkeyga Serbia caawiyo sidaa darteed kuma mashquuli doonto xanta wargesyada inta uu koobka aduunka socdo”

Sergej Milinkovic-Savic waa 23-jir aad u tayo wanaagsan kaasi oo ay kooxdiisa Lazio dul dhigtay £100million waxaana la ogaan doonaa naadiga lacagahaas ku qaadan doonto marka uu koobka aduunka soo idlaado.

epa06701758 Lazio's Sergej Milinkovic Savic jubilates after scoring the opening goal during the Italian Serie A soccer match between Torino FC and SS Lazio at Olimpico Stadium in Turin, Italy, 29 April 2018. EPA/ALESSANDRO DI MARCO


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip