Cristiano Ronaldo Oo Aanan Ku Faraxsaneyn Baacsiga Real Madrid Ee Neymar!

0
Tuesday June 05, 2018 - 13:46:52 in Wararka by
  • Visits: 573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo Oo Aanan Ku Faraxsaneyn Baacsiga Real Madrid Ee Neymar!

    Laacibka sare ee kooxda Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inuusan la dhacsanayan doonista ay Real Madrid dooneyso kooxda PSG Weeraryahankeeda Neymar Jr.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka sare ee kooxda Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inuusan la dhacsanayan doonista ay Real Madrid dooneyso kooxda PSG Weeraryahankeeda Neymar Jr.

Laacibka shanta mar ku guuleystay laacibnimada adduunka ayaa ka baqaya inuu damo shumiciisa garoonka Bernabeu, waxaana ay AS werrineysaa in 33-jirkan uu arko dalabaadka Los Blancos kuwa aanan hir gelin inta badan.

Ronaldo oo aan si xoog leh uga muuqanin kullankii Final-ka xilli uu garoonka ka iftiimay Gareth Bale oo kurisga keydka kasoo kacay isagoo dhaliyay laba gool ayaa yiri: "September walba, 50 ciyaaryahan ayaa la sheegayaa inay imaanayaan, se ugu dambeyn midkoodna ma yimaado”.

"Ciyaartoyda ugu fiican waxa ay ku sugan yihiin Real Madrid sida Bale, Benzema, Assensio, Vasquez iyo kuwo kale” ayuu raaciyay Ronaldo.

Imaanshaha Neymar ee Spain ayaa noqday mid muran badan abuuray waxaana uu Ronaldo qabaa in gebi ahaan la iska dhaafo baacsiga laacibkii hore ee Barcelona.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip