Tababare Vicente del Bosque Oo Si Dadban U Sheegay Goolhayaha Uu Euro2016 Muhiimada Siin Doono Isaga Oo Ka Hadlay Xaalada Iker Casillas Ee FC Porto

0
Saturday December 26, 2015 - 14:23:54 in Sports News by
  • Visits: 767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Vicente del Bosque Oo Si Dadban U Sheegay Goolhayaha Uu Euro2016 Muhiimada Siin Doono Isaga Oo Ka Hadlay Xaalada Iker Casillas Ee FC Porto

    Tababaraha xulka qaranka Spain ee Vicente del Bosque ayaa shaki yar ka qaba goolhayaha uu tartanka qaramada Yurub ee euro2016 uu muhiimada siin doono. Del bosque ayaa muujiyay sida uu Casillas ugu faraxsan yahay kooxda Porto iyo in uu waxtar fiican y

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha xulka qaranka Spain ee Vicente del Bosque ayaa shaki yar ka qaba goolhayaha uu tartanka qaramada Yurub ee euro2016 uu muhiimada siin doono. Del bosque ayaa muujiyay sida uu Casillas ugu faraxsan yahay kooxda Porto iyo in uu waxtar fiican yesshay 34 jirkan khibrada wayn lihi.

Kadib markii uu qaab xun kaga tagay kooxda Real Madrid oo uu halyay wayn ka ahaa ayuu Casillas xili ciyaareedkan ku qaadanayaa kooxda Porto ee ree Portugal wuxuunaVicente del Bosque oo Casillas ka hadlayay uu yidhi: "Waxaan arki karaa in Casillas uu ku faraxsan yahay oo uu dareensan yahay in uu waxtar yeshay” ayuu Del Bosque nu sheegay O Jogo.

Casillas and Dep Bosque

Vicente del Bosque oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi: "Porto waa kooxda soo maamulaysay horyaalka Portugal, waxayna la mid tahay sida ay Real Madrid ku tahay Spain, wuxuuna Casillas caadaystay in uu goolhaye u noqdo kooxaha waa wayn”.Lix bilood ayaa ka hadhay waqtiga uu France ka furmi doono tartanka qanmada Yurub ee Euro2016, waxaana la filayaa inVicente del Bosque uu sii amaanin sanaan doono wax qabadka Casillas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip