Shil Gaari Oo ka Dhacay Boosaaso Iyo Dhaawacyada Oo Gaaraya 35 Ruux (Sawirro)

0
Thursday May 24, 2018 - 18:59:44 in Wararka by
  • Visits: 417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Gaari Oo ka Dhacay Boosaaso Iyo Dhaawacyada Oo Gaaraya 35 Ruux (Sawirro)

    Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobalka bari ayaa ku waramaya in halkaasi uu ku gadoomay gaari waday tahriibayaal doonayay iney ka tahriibaan xeebaha maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobalka bari ayaa ku waramaya in halkaasi uu ku gadoomay gaari waday tahriibayaal doonayay iney ka tahriibaan xeebaha maamulka Puntland.

Inta la xaqiijiyay 35 Qof oo dhaawac ah iyo hal mayd ah ayaa la gaarsiiyay cusbitaalka laascaanood ka dib markii uu la qalibmay gaadhi waday Tahriibayaal Oromo ah oo rabay iney ka baxaan xeebaha Boosaaso.

Xiriiro kala duwan oo Simba ay la sameysay maamulka isbitaalka Laascaanood ayaa xaqiijiyay in tiro dhaawacyo fara badan in la soo gaarsiiyay, ayna wadaan u gumashada dadka qaba dhaawacyada culus.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Ddhalinyayarada Oromada Ah ee Qaba Dhaawacyada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip