Xusuus:- Dhageyso Hadal Uu 10 Sanno Ka Hor AUN Hoggaamiye Max'ed Dherre Jeediyay Oo Ay Maanta Dowladda Soomaaliya U Baahan Tahay!!!

0
Wednesday May 23, 2018 - 21:38:05 in Wararka by
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xusuus:- Dhageyso Hadal Uu 10 Sanno Ka Hor AUN Hoggaamiye Max'ed Dherre Jeediyay Oo Ay Maanta Dowladda Soomaaliya U Baahan Tahay!!!

    Allaha u naxariistee hoggaamiyihii ruuxiga ahaa Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheerre war uu yiri ku dhowaad 10 sano ka hor ayaa hadda u eg mid la cusbooneysiiyay, oo talo iyo waanno ku ah dowladda dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee hoggaamiyihii ruuxiga ahaa Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheerre war uu yiri ku dhowaad 10 sano ka hor ayaa hadda u eg mid la cusbooneysiiyay, oo talo iyo waanno ku ah dowladda dhexe.

Max’ed Dheerre Allaha U NAxariistee wuxuu ka hadlayaa cadaadiska iyo hub ka dhigista ay dowladda ku mamneyd mar dhexdaas, sida ay tahay in ugu yaraan la yareeyo qabka iyo isla weynida.
Haddaba hoos ka daawo talada qabriga lagu janneeye Max’ed Dheerre.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip