Neymar Wuxuu Dooran Doonaa Manchester United- Ogow Shan Sababood Oo Kaga Weecanayo Real Madrid!

0
Wednesday May 16, 2018 - 11:11:15 in Wararka by
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neymar Wuxuu Dooran Doonaa Manchester United- Ogow Shan Sababood Oo Kaga Weecanayo Real Madrid!

    Labada kooxood ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa aad u wada xiiseynaya laacibka PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada kooxood ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa aad u wada xiiseynaya laacibka PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar.

Wararka kasoo baxay arrimaha xiddiggan ayaa marba dhinac u jiidaya laacibkii hore ee Barcelona, balse waxaad halkaan uga bogan kartaa waxyaabaha uu ku dooran karo Red Devils, halkii uu dhaqaaqi lahaa Los Blancos.

#5Xishmad uu u hayo Barcelona


#4Ka Fogaanshaha Nacaybka Taageerayaasha Barca

#3Rabitaanka ka ciyaarista horyaal cusub

#2Xorriyadda Old Trafford

#1United Oo Baahida ugu badan u qabta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip